Somalia oo dacwad ka dhan ah Kenya u gudbisay QM ka dib dayuuradii Kismaayo ku degtay

Dowladda Soomaaliya ayaa caawa QM u gudbisay dacwad ka dhan ah dowladda Kenya, iyadoo ku eedeyneysa iney ku xadgudubtay sharciga caalamiga ah ee duulista hawadda. Arintan ayaa timid kaddib markii maanta dayuurad ka soo duushay magaalada Nairobi oo siday xildhibaano iyo masuuliyiin Soomaali ah ay si toos uga degtay magaalada Kismaayo taasoo jebisay xanibaad dowlada … Continue reading Somalia oo dacwad ka dhan ah Kenya u gudbisay QM ka dib dayuuradii Kismaayo ku degtay